War Deg-Deg ah

Wararakii ugu dambeeyay ee xiisadda magaalada Garoowe

GAROWE
GAROWE

Ugu yaraan saddex qof ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen iska horimaad xalay ka dhacay duleedka caasimadda maamul goboleedka Puntland ee Garoowe xiisad la xiriirta in sanaadiiqda doorashada la geeyo degaanada Bariga ee Puntland, sida ay sheegeen ilo wareedyo ku sugan Garoowe.

Dhaqdhaqaqa Garoonka Diyaradaha Magaalada Garoowe ayaa maanta hakad ku yimid kaddib iska horimaad labada ciidan ku dhex maray xalay Duleedka Garoowe.

Nuux Muuse Bijreeb ayaa warbixintan inoo soo diray.

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Garoowe.m4a

No media source currently available

XS
SM
MD
LG