Luuq —
Maalmihii lasoo dhaafay waxaa gobolka Gedo ka socday, gaar ahaan inta u dhaxeeysa dagmooyinka Luuq iyo Dooloow, howlgalo lagula dagaalamayay kooxda Al-Shabaab.
Haddaba mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Gedo ayaa faah-faahin ka bixiyey halka ay marayaan howlgalladaas iyo waxa illaa hadda u suurta-galay.
Warbixintan waxaa soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal