Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Warbixin ku saabsan hawlgallada milatari ee ka socda Galmudug


Xoogga dalka
Xoogga dalka

Waxaa maamul goboleedka Galmudug ka socda hawlgallo milatari oo ay wadaan ciidamada dawladda Soomaaliya, iyada oo toddobaadkii hore ay maleeshiyada al-Shabaab ay soo weerartay deegaannada Budbud iyo Masagawaay.

Warararkii ugu dambeeyey waxaa warbixintan inooga soo diray Cabdiwaaxid Mcalin Isxaaq.

Warbixin ku saabsan howlgallada militari ee Galmudug.m4a
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:42 0:00

XS
SM
MD
LG