War Deg-Deg ah

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Garoowe ee siyaasiyiinta Puntland

Puntland
Puntland

Shir muddo laba cisho ah ka socday magaalada Garoowe, oo ay siyaasiyiinta uga doodayeen xaaladaha siyaasadda ee deegaannada Puntalnd, ayaa xalay lasoo geba-gebeeyey.

Qodobada shirka kasoo baxay waxaa ka mid ah kuwa la xiriira doorashooyinka Puntland, oo dhowaanahay ay taagneyd dood xooggan.

Warbixintan waxaa Garoowe kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.

War-murtiyeed laga soo saaray shirka Garoowe ee siyaasiyiinta Puntland

No media source currently available



XS
SM
MD
LG