Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wajiga afaraad ee biyo dhaaminta abaaraha Somaliland oo la billaabay


Saylici
Saylici

Gudidda Abaaraha Somaliland, oo uu guddoomiye u yahay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Saylici, ayaa sheegay inay billaabeen wajigi afraad ee biyo dhaaminta taasi oo hadda loo qorsheeyey Gobolada bari lacag dhan 350,000 dolar.

Guddiga ayaa sheegay inay abaartu saameysay hadda dad gaadhaya hal milyan iyo laba boqol oo kun. Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Wajiga afaraad ee biyo dhaaminta abaaraha Somaliland oo la billaabay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:58 0:00

XS
SM
MD
LG