Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wadahadalladii ugu dambeeyay ee beeca Bellingham oo u socda Borussia Dortmund iyo Real Madrid


Dortmund Jude Bellingham lors du match de football de 1ère division entre le Borussia Dortmund et le TSG 1899 Hoffenheim à Dortmund, en Allemagne, le 27 août 2021.
Dortmund Jude Bellingham lors du match de football de 1ère division entre le Borussia Dortmund et le TSG 1899 Hoffenheim à Dortmund, en Allemagne, le 27 août 2021.

Wadahadalloo dheeraad ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay dhex maray kooxaha Borussia Dortmund iyo Real Madrid, kuwaas oo la xiriira heshiiska ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda horyaalka Jarmalka Jude Bellingham.

Wadahadalladan ayaa lagu soo warramayaa inay marayaan heerkii ugu dambeeyay ee beeca ciyaaryahankan, sida ay sheegayaan ilo wareedyo ku dhow wadahadalladan, sida uu sheegay wariyaha suuqa kala iibsiga ciyaartooyda Fabrizio Romano.

Ma jito qiimo rasmo oo ay soo bandhigtay kooxda Real Madrid, laakiin wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in ciyaaryahanka laga yaabo inuu 130 milyan ginni ugu dhaqaaqo Real Madrid.

Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee xulka waddanka Britain, Bellingham, ayaa hore ugu sheegay madaxda kooxda Dortmund inuu doonayo inuu isaga tago kooxda.

Madal

XS
SM
MD
LG