War Deg-Deg ah

Wada-hadalladii xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland 'oo burburay'

Mucaaradka Somaliland
Mucaaradka Somaliland

Xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa maanta sheegay inay burbureen wada-hadalii ay la lahaayeen xukuumadda.

Mas’uuliyiinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa iyaguna ka hadlay hadalka kasoo baxay xibsiyada mucaaradka. Wadahadalladan ayaa ku saabsanaa sidii is af-garad looga gaari lahaa muran la xiriira doorashooyinka soo socota.

Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Wada-hadalladii xukuumadda iyo xisbiyada mucaaradka Somaliland 'oo burburay'

No media source currently available


XS
SM
MD
LG