Inta badan qoysaska Soomaalida ayaa sanadihii u danbayey waxa ay walaac ka muujiyeen isticmaalka baraha Bulshada taasoo samayn ku yeelatay waxabarashada ubadkooda oo ay sheegeen in qaarkood kaba hareen.
Arrintan ayaa sidoo kale saamayn ku yeelatay dhaqaalaha qoysaska danyarta ah oo aan iska bixin karin lagacagaha sida joogtada ah loogu isticmaaalo isgaarsiinta noocyadaeeda kala gedisan.
Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintaan nooaga soo dirtay magaalada Boosaaso.
Madal