Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa Sidee Xiriirka Dalalka Caalamka


Waa Sidee Xiriirka Dalalka Caalamka
Waa Sidee Xiriirka Dalalka Caalamka

Inta badan xiriirada jiraa waxay ku saleysan yihiin dano ay wadaagaan dalalka sameysanaya iskaashiga ganacsi iyo midka siyaasadda.

Guud ahaan caalamka waxaa ka jira xiriiro kala duwan oo ay ka mid yihiin kuwo goboleysi ah iyo kuwo ay u dhaxeeyaan dalal deris ah amma kuwo ku kala yaalla qaarado kala duwan, kuwaasoo doonaya inuu xiriirkooda uu xoogeysto.

Waxaa kaloo jira dalal iyaguna xiriirkoodu xumaa oo ku dadaalaya inay hagaajiyaan xiriirkooda, tusaale ahaan Colombia iyo

Venezuela ayaa madaxdoodu isku raacday inay u guntadaan sidii ay u sameysan lahaayeen Iskaashi ganacsi iyo mid diblomaasiyeed. Haddaba xiriirka caalamka ka jiraa maxaa lagutilmaami karaa.

Prof. C/laahi Xuseen Xasan oo ah qoraa Soomaaliyeed oo ku sugan magaalada Dowxa ee dalka Qadar ayaa VOA-du weydiisay waxa lagu macneyn karo xiriirada hadda ka jira caalamka.

XS
SM
MD
LG