Dalka Soomaaliya, in kasta oo malaayiin dadkiisa ah ay ka qaxeen colaadaha ka jira, haddana waxaa jira dad fara badan oo ajanabi ah oo Soomaaliya iyaguna u qaxay. Dadkaasi waxaa ka mid ah kuwo ka tagay dalalka Carabta oo ku nool Muqdisho.
Jacfar kukay ayaa warbixinta ku eegaya qaxootiga ajanabiga ah ee Soomaaliya soo miciin biday.
Madal