Laascaanood —
Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa maanta degganayd kadib dagaallo culus oo shalay ka dhacay hareeraheeda.
Magaalada ayaa la sheegayaa inay maanta gaareen odayaal dhaqameed ka tagay Koonfurta Soomaaliya.
Cabdikariim Olol ayaa warbixintan inooga soo diray Laascaanood.