Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa sidee xaaladda Buloburde iyo Jalalaqsi qaraxyadii shalay kadib?


Qarax Buulo-burde
Qarax Buulo-burde

Magaalooyinka Buulobarde iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan waxaa ka socda nadiijin iyo dib u furid goobaha ganacsiga kadib qaraxadii lala bartilmaameedsaday magaalooyinkaasi shalay, iyada oo tirada dhiamshada ayaa ka badan 10, waxaana ku dhaawacmay tobannaan qof oo kale.

Mas’uuliyadda qaraxyadan waxaa sheegtay ururka Al-Shabaab.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Waa sidee xaaladda Buloburde iyo Jalalaqsi?.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:57 0:00

XS
SM
MD
LG