Dhuusamareeb —
Xaalada magaalada Dhuusamareeb ayaa degan kadib markii ay halkaasi ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo kuwa AhluSuna, waxaana korortay rirada khasaaraha ee dagaalkaasi ka dhalatay, iyadoo maamulka magaaladu ay dadka u soo jeediyeen inay magaalada ku soo laabtaan.
Warbixintan waxa Gaalkacayo nooga soo diray wariyahayaga Cabdiwaaxid Macalin Isaaq.