Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waa maxay xalka doorashada kuraasta taalla Garbahaarey?


Doorashada Jubaland
Doorashada Jubaland

Maanta oo ku beegan 15-Ka bisha Maarso, ayaa ah maalintii loo asteeyay in lasoo gabagabeeyo doorashada Aqalka Hose ee Baarlamanka Soomaaliya.

Inkasta oo inta badan tirada mudanayaasha Golahaas la doortay haddana weli kuraas badan oo ay ka mid yihiin 16 kursi oo yaalla Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa harsan.

Haddaba, maxay yihiin sababaha mar walba dib u dhiga in waqtigii loo qabto doorashadaasi kusoo gabagaboobi weydo, muxuuse noqon karaa xalka kuraasta gobolka Gedo yaalla?

Waxaa warbixin arrintaasi ku saabsan Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow.

Waa maxay xalka doorashada kuraasta taalla Garbahaarey?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00




XS
SM
MD
LG