Roma —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sugan dalka Talyaaniga, halkaas oo uu uga qeyb galayo shirar ku saabsan arrimaha cunna yarida dunida, qul qulka muhaajiriinta iyo sidii kaabayaasha dhaqaale ee dalka loo horumarin lahaa.
Shirarkan uu madaxweynuhu ka qeyb galayo, ayaa waxa faahfaahin ka bixiyay agaasimaha dhinaca isgaarsiinta madaxtooyada Soomaaliya Cabdulqaadir Cali Dige, waxana uu qadka telefoonka ee Talyaaniga ugu warramay Jamaal Axmed Cismaan.
Madal