Isku xirrada

War Deg-Deg ah

USAID oo ka walaacsan inuu xilligan yaraado roobka Soomaaliya


USAID logo
USAID logo

Sarkaal sare oo u hadlay hay’adda Maraykanka u qaabilsan mucaawimada dibedda ee USAID ayaa u sheegay idaacadda VOA inay ka walaacsan yihiin in markii afraad xilli-roobaadkan roobka da’aya uu ka yaraado roobkii la filayey taasi oo uu sheegay inaan horey loo arag.

Thomas Solomon oo ah madaxa xafiiska arrimaha bani’aadminnimada hay’adda USAID ee Soomaaliya ayaa waraysiga uu ku bixiyey ku sheegay in dadka ay haatan abaaruhu saameeyeen Soomaaliya ay dhan yihiin afar milyan iyo shan boqol oo kun oo qof oo ay ku jiraan hal milyan iyo afar boqol oo kun oo carruur ah oo nafaqo-darro hayso.

Waraysigan oo ay la yeetalay Falastiin Axmed Iimaan waxaa lasoo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar. Ugu horrayna waxa uu ka jawaabaya heerka abaarta ee xilligan?

USAID oo ka walaacsan inuu xilligan yaraado roobka Soomaaliya
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:06 0:00

XS
SM
MD
LG