Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqayn kale oo ka dhacday Soomaaliya


Duqeyn ka Dhacday Jubbada Dhexe
Duqeyn ka Dhacday Jubbada Dhexe
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqayn cusub oo ka dhacday meel u dhow magaalada Jilib lagu dilay xubin ka tirsan ururka Al-Shabaab.
Dawladda Soomaalitya waxay sheegtay in duqayntan ay dhacday maanta oo Isniin ah, isla markaana la fuliyey iyadoo lala kaashanayo dawladda Maraykanka.
Waxay sheegtay dawladda Soomaaliya inaan laga nasan doonin ilaa xubin kasta oo Al-Shabaab ah laga xoraynayo shacabka Soomaaloyeed.

Waa duqayntii saddexaad ee Maraykanku uu bishan gudaheed ka gaysto Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG