Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ururada warbaahinta oo walaac ka muujiyay go'aanka dowladda ee baahinta wararka Al-shabaab 


Minister Caddaala
Minister Caddaala

Waxaa maanta magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtey qaar ka mida ururada warbaahinta oo walaac ka muujiyey go’aan ay shaley dowlada Soomaaliya ka soo saartey warbaahinta tabisa wararka cabsigelinta iyo buun buuninta ah ee alshabaab.

Ururuka Al-Shababa ayaa iyayguna ka jawaabay hadalka dawladda federaalka. Warbixin ku aadan go’aankan iyo dareenka wariyayaasha waxaa inoo heysa Falastin Ahmed Iman.

Walaaca warbaahinta.mp3
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00

XS
SM
MD
LG