War Deg-Deg ah

Ururada warbaahinta oo ka walaacsan xarigga Cabdalle Axmed Muumin

Cabdalla Muumin
Cabdalla Muumin

Iyadoo shalay gelinkii dembe lagu xiray magaalada Muqdisho Cabdalle Axmed Muumin oo ah Xoghayaha Ururka u dooda saxaafadda Soomaaliya ee SJS ayaa waxaa xariggiisa walaac ka muujinaya qaar ka mid ah hoggaamiyeyayaasha ururrada kale ee saxaafadeed ee ka dhisan dalka.

Maxamed Cabdiwahaab oo ka tirsan madaxda sare ee dallad ay ku midoobeen ku dhowaad 40 warbaahin oo maxalli ah oo lagu magacaabo Somali Media association oo loo yaqaanno SOMA ayaa waxa uu sheegay in ay ka walaacsanyihiin xarigga saxafigaasi, isaga oo sidoo kale ka warramay waxyaabaha ay tuhmayaan in loo xiray.

Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayuu u warramay.

Xarigga Cabdalla Muumin.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG