Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK oo maraakiib dagaal u direysa barriga Medhitareeniyanka


Dowladda UK ayaa sheegtay in laba markab oo nooca dagaalka ah iyo diyaaradaha ilaalinta iyo howlaha xog ururinta ay u direyso Barriga Medhitareeniyanka, si bay tiri, kor loogu qaado ammaanka.

Arrinkan ayaa lagu sheegay qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Aqalka 10 Downing Street, ee dalkaas looga arrimiyo.

Warbxin arrintan ku saabsan waxa magaalada London kasoo diray Wariyaha VOA ee Yurub Cabdixafid Cawil Ismaaciil.

UK oo maraakiib dagaal u direysa barriga Medhitareeniyanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG