Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Turkiga oo qaaday dhaawacyada weerarkii Al-shabaab ee hotel SYL


SYL WOUNDED AIRLIFT
SYL WOUNDED AIRLIFT

Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay weerarkii Khamiistii al-Shabaab ay ku qadday hoteelka SYL ee magaalada Muqdishu ayaa loo duuliyey dalka Turkiga si halkaasi ay ugu helana dabiib dheeraad ah.

Warkaas iyo falanqayn ku saabsan weerarkaas oo gaystay dhimasho iyo dhaawac waxaa warbixintan inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Warbixint Dhaawacyada weerarrkii Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG