Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Trump oo wajahaya suurta-galnimada in xabsi la dhigo


Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ayaa wajahaya in xabsiga la dhigo ka dib markii xeerbeegtida New York ay dhawaan ku heleen dambi ah inuu been abuur ku sameeyay dukumeenti, si uu u qariyo lacag lagu aamusiyay haweeney sameysa filimada anshaxa xun kahor doorashadii madaxweynaha ee 2016-kii.

Arrintan sharci ayaa hubanti la'aan ku haysa ololihiisa iyo fursadaha lagu soo dooran karo mustaqbalka.Tina Trinh ayaa warbixintan ka soo dirtay New York. Maxamed Cabdi Xassan ayaa noo soo jeedinaya.

Trump oo wajahaya suurta-galnimada in xabsi la dhigo
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:41 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG