Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Tahriibka Carruurta iyo Dumarka


Maabka IOM ee tahriibka
Maabka IOM ee tahriibka

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in carruur aan qaangaarin ay ka mid yihiin dadka tahriibka u taga dalka Liibiya ee ay la-hayste ahaanta ay u qabsadaan Magafayaasha.

Dadka kale ee tacaddiga loo gaysto waxaa ka mid ah dumarka oo qaarkood la garaaco kuwo kalena la kufsado.

Haaruun Macruuf ayaa arrimahan ka waraystay Maryam Yaasiin Xaaji Yuusuf oo ah Ergayga Gaarka ah ee xukuumadda Soomaaliya u qaabilsan xuquuqda tahriibayaasha oo ka mid ah wafdi Soomaali ah oo safar ku tagay dalka Liibiya, waxayna xilliga waraysiga dhacayey ay ku sugnayd dalka Tuuniisiya.

Waraysiga oo dhammaystiran hoos ka dhagayso

WARAYSIGA MUHAAJIRIINTA LIIBIYA
please wait

No media source currently available

0:00 0:16:55 0:00

XS
SM
MD
LG