Hargeysa —
Waxaa guud ahaanba la soo gebo-gebeeyey tirinta codadka guud ahaan lixda gobol ee Somaliland, sida uu sheegay Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Muuse Xasan Yuusuf.
Arrintan ayaa waxaa macnaheedu yahay inay hadda la sugayo natiijada heer qaran sida uu sharcigu dhigayo.
Wararkii ugu danbeeyey waxa warbixintan ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
Madal