Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taxane: Murannada Dhulka ee Somaliland


Dhibaatooyinka ay keenaan muranka lahaanshaha dhulka, waxa ay horseedaan in meelo badan oo ka mid ah dhulka Soomaalidu ay degto ay ka dhalato rabshado iyo iska hor imaad hubaysan.

Sannadkii tegay dilalka ugu badan ee ka dhacay Somaliland waxa sababay khilaafyo ka dhashay muranka dhulka.

VOA-da ayaa barnaamij gaar oo taxane ah ka sameysay arrintan, waxaana idiin soo gudbineynaa qeybihii koowaad, labaad iyo saddexaad ee barnaamijkan, oo uu Hargeysa inooga soo diyaariyay weriyaheena Barkhad Maxamuud Kaariye.

Muranka Dhulka Somaliland 1
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:54 0:00
Muranka Dhulka Somaliland 2
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00
Muranka Dhulka Somaliland 3
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:59 0:00

XS
SM
MD
LG