Jigjiga —
Toddobaadkaan waxaa magaalada Jigjiga lagu soo gaba gabeeyay tartan kubadda cagta ah oo ay ka qeybgaleen kooxo ka kala socday magaalooyin ku yaalla dhulka Soomaalida ee Itoobiya iyo Jaamacadaha Jigjiga iyo Qabridahar.
Sida ay ciyaarahani u dhaceen iyo natiijooyinki kasoo baxay ayaa wariyaha VOA-da ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxman Gaataa uu ka wareystay Cabdirsaaq Xasan oo ah khabiir dhanka ciyaaraha.
Madal