Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Guddoomiye Tarsan oo Dhaliilay Dastuurka


Gudoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa sheegay in uu ka soo horjeedo inaan dastuurka cusub ee Somaliya lagu xusin in Muqdisho ay tahay caasimada Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in maamulka iyo shacabka gobolka Banaadir ay dareenkooda ku aadan arrintaas muujin doonaan.

Wareysiga Guddoomye Tarsan oo faah faahsan ka dhageyso qaybta hoose.

XS
SM
MD
LG