Doolow —
Taliyihii nabadsugidda ee magaalada Doolow ayaa la sheegayaa in toogasho lagu dilay maanta. Ibraahim Hilwole Xuseen ayaa mas’uuliyiintu sheegeen in dilkiisa loo qabtay gabar la aamisan yahay inay tahay xaaskiisa.
Dilkan waxaa VOA oga warramay xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ka mid ah Mudanyaasha Golaha Wakiilada Jubbaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo.
Waxa uu u waramay Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.
Madal