Baydhaba —
Magaalada Baydhaba waxaa lagu soo gabagabeeyay shir kor loogu qaadayay tayada garsoorka ee maamulka Koonfur Galbeed, kaasi oo tababarro loogu sameeyaynay xeer ilaaliyaasha iyo garsoorayaasha degmooyinka Koonfur Galbeed.
Tabarka loo furay xubnahan iyo guud ahaan dib u habeynta hay’adda garsoorka ayaa imanaya iyadoo dhamaadkii sanadkii hore la kala diray garsoorayaasha iyo xeer ilaaliyeesha maamulka Koonfur Galbeed.
Warbixintan waxaa soo diray Mukhtaar Catoosh.
Madal