Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taakuleynta Dumarka Qaba Cudurka Fistula


Taakuleynta Dumarka Qaba Cudurka Fistula
Taakuleynta Dumarka Qaba Cudurka Fistula

Hawlwadeenno caafimaad oo iskood isku xilqaamay ayaa wada dadaal ay taageero dhaqaale ugu fidinayaan dumarka qaba cudurka Fistula ee Somalia ku dhaqan.

Hawlwadeenno caafimaad oo iskood isku xilqaamay, kuna nool qurbaha ayaa wada dadaal ay taageero dhaqaale ugu fidinayaan dumarka qaba cudurka Fistula ee Somalia ku dhaqan.

Ubax Xuseen Dhiblaawe oo dumarkaas ka mid ah, kuna sugan gobolka Minnesota ee Maraykanka ayaa ka waramaysa baahida dumarkaas.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG