Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Syria: Jaaliyadda Soomaalida oo Safaaradooda ka Cabanaya


Safaaradda Soomaalida ee dalka Syria ayaa muddo bil ka badan xiran, iyada oo jaaliyaddu sheegay in Sii-hayihii safaaraddu uu maqan yahay

Qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaalida ee dalka Suuriya oo Idaacadda VOA lasoo xiriiray ayaa sheegay inay dhibaato xoog badani ka haysato joogista dalkaas oo xaaladda amaankiisu sii xumaanayso. Xubnahan Idaacadda lasoo xiriiray ayaa tibaaxay in dhibtu ay tahay iyaga oo waayey addeegyadii ay safaaraddu iyaga u qaban jirtay. Waxay sheegeen in bilowgii bishii ina dhaaftay ee March safaaradda la xiray, iyada oo, sida ay sheegeen, sii hayihii safaaradda Bashiir Ibrahim Sh. Cumar uu dalka ka baxay isaga oo howlihii adeegga jaaliyadda aan howlwadeenadii kale ee Safaaradda ku wareejin.

Warbixin arrintan ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.

XS
SM
MD
LG