Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Suuqyada Muqdisho oo laga la'yahay hilibka geela


Geel
Geel

Suuqyada magaalada Muqdisho ayaa maalintii labaad laga waayey hilibka geela kadib muran soo dhexgalay ganacsatada hilibka iyo dillaaliinta.

Dhinacyada ayaa la sheegay inay isku hayaan lacagta dillaaliinta ay qaataan, oo markii hore ay aheyd 8 dollar halkii neef balse ay hadda ka dhigeen 12 dollar, taasi oo ganacsatada ay ka horyimaadeen.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Suuqyada Muqdisho oo laga la'yahay hilibka geela
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:41 0:00

XS
SM
MD
LG