Muqdisho —
Dawladda Soomaaliya ayaa maanta safaaradda Turkiga ee Muqdishu ku wareejisay lacag dhan $4 milyan iyo 800 kun oo ay ururiyeen dadka Soomaaliyeed iyo dawladda Soomaaliya oo ku biirisay $1 milyan, taas oo lagu gargaarayo dadkii uu saameeyey dhulgariirkii bishii hore ku dhuftay waddankaas oo ay ku dhinteen in ka badan 45 kun oo qof.
Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available