Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galeysa Nairobi


Nairobi
Nairobi

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka furmay shir looga hadlayo arrimaha maalgashiga amniga Afrika, kaasoo sanadkiiba mar la qabto.

Masuulyiin ka socdo hay'adaha ammaanka ee Soomaaliya oo kamid ah wadamada ay ka jiraan caqabadaha dhanka amamanka ayaa ka qaybagalaysa shirkaasi oo ay taageerayaan shirkado ka shaqeeya arrimaha maalgashiga ammaanka.

Haddaba, Xasan Maxamed Saciid (Gacaliye) oo ah Agaasimaha Wasaaradda Gaashaandhiga Dowladda Soomaaliya iyo Taliyihii hore ee Ciidamada Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdixakiin Daahir Saciid (Saacid) haddana ah la-taliye sare oo ka tirsan Wasaaradda Amniga ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxyaabaha shirka looga hadlayay waxaa ay uga warrameen Wariyaha VOA-da ee Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galeysa Nairobi
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:03 0:00







XS
SM
MD
LG