Muqdisho —
Soomaaliya ayaa waxaa soo food saartay abaartii ugu darneyd muddo soddon sano ah, iyadoo in ka badan kala bar dadka ay u baahan yihiin cunto iyo biyo.
Qaramada Midoobe ayaa horraantii bishan sheegtay in qaybo ka mid ah dalka ay dhawaan qarka u saaran yihiin Macaluul.
Warbixin arrintaasi ku saabsan oo u diyaariyey xafiiska dhexe ee wararka VOA, waxaa soo koobaya Xuseen Barre.