Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo ka qeybgelaysa Shirka Sirte


Soomaaliya oo ka qeybgelaysa Shirka Sirte
Soomaaliya oo ka qeybgelaysa Shirka Sirte

Safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya ayaa VOA-da u sheegay in shirkaasi inta uu socdo lagu soo hadal qaadi doono arrimaha Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgelaysa shirka magaalada Sirte uga furmaya Jaamacadda Carabta iyo Afrika.

Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku sii jeeda magaalada Sirte ee dalka Liibiya, si uu uga qeybgalo shirkaasi.

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Liibiya Ambassador Cabdiqani Maxamed Wacays ayaa sheegay in qodobada shirkaasi lagu soo qaadi doono arrimaha Soomaaliya.

XS
SM
MD
LG