Muqdisho —
Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu daah-furay gurmadka dhul-gariirkii ku dhuftay Turkiga, waxaana kulankaas lagu soo bandhigay lacagta ilaa hadda la uruuriyay iyo inta la filayo in ay kusoo xarooto muddada saddexda maalmood ah ee loo qobtay guddiga arrintan loo xilsaaray in ay howsha kusoo gabagabeeyaan.
Warbixin kooban oo arrintan ku saabsan waxaa innoo haya Jacfar Kuukaay.