Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo ciidamo tababar ugu dirtay Eritrea iyo Uganda


Xuseen Sheekh Cali
Xuseen Sheekh Cali

La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxwyenaha Soomaaliya Xuseen Sheekh Cali ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey VOA ku sheegay inay dawladdu kumannana ciidamo Soomaali ah kusoo tababarayso waddamada Uganda iyo Eritrea, halka kuwo kalena loo qaadi doono Itoobiya iyo Masar.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo dowladda Soomaaliya ay dhowaan soo celisay inta badan ciidankii 5-ta kun ahaa ee lagu tababarayey dalka Eritrea.

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa tababarka ciidanka ee Eritrea su’aalo dheeraad ah ka wweydiiyey La-taliyaha amniga Xuseen Shekeh Cali.

Soomaaliya oo ciidamo tababar ugu dirtay Eritrea iyo Uganda
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:25 0:00



XS
SM
MD
LG