Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaaliya oo ansixisay heshiis lagu aas-aasayo ciidamada heeganka Bariga Afrika


Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayo Saalax
Golaha Wasiirada oo uu shir guddoominayo Saalax

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ansixiasy heshiis lagu aas-aasayo ciidamada heeggaanka ah ee ay yeellan doonaan dalalka Bariga Afrika.

Golaha Wasiirrada ayaa maanta ku anxisiyay heshiiska kulankoodii toddobaadlaha, isagoo goluhu sheegay in heshiskan uu wax ka tarayo kordhinta nabadda iyo amniga gobolka Bariga Africa.

Cabdicasiis Barrow ayaa heshiiskan iyo waxay Soomaaliya uga dhigan tahay ka wareysay afhayeenka xukuumadda Farxaan Maxamed Jimcaale.

Soomaaliya oo ansixisay heshiis lagu aas-aasayo ciidamada heeganka Bariga Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00

XS
SM
MD
LG