Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Minnesota oo dhaqaale u ururineysa dadka ay abaaraha saameeyeen


Gobolka Minnesota waxaa lagaga dhawaaqay guddi ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida kuwaas oo isku-daba-ridi doona dadaallo ay Soomaalida gobolka ugu gurmaneyso dadka Soomaalida ah ee ay saameeyeen abaarta ka jirta Geeska Africa.

Guddigan ayaa ugu baaqay dhammaan Muslimiinta gobolka in maalinta ciidda isugu yimaadaan garoonka weyn ee kubadda cagta.

Wariyaha VOA-da Maxamuud Mascadde ayaa arrintan ka wareystay Sheekh Tawakal Ismaaciil oo ah afhayeenka Culimada Soomaalida ee Minnesota, kana tirsan guddiga.

Soomaalida Minnesota oo dhaqaale u ururineysa dadka ay abaaraha saameeyeen
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:10 0:00

XS
SM
MD
LG