Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida gobolka Kentucky oo ku guuleystay dhismaha masaajid ay leeyihiin


Soomali badan oo daggan dalka Maraykanka waxaa aad ugu yar helista goobaha cibaada iyo barashada Qur'aanka Kariimka, waxaana goobahan oo kuwo muhiim ah u bulshada Soomaalida ah, ay yihiin goob si wadajir ah ugu cibaadeysan karaan, ku qabsan karaan kulamada sida xafladaha meherka iyo kuwa qalin-jabinta.

Sidoo kalena waa goob ay carruurtoodu ugu baran karaan quraanka kariimka ah.

Xarunta Hilaal Islamic Center oo dhowaan laga hirgaliyay gobolka Kentucky magaladiisa Florence ayay si weyn ugu diirsadeen bulshada Soomalaida ah ee Halkaasi daggan oo baahi u qabay xarun noocan oo kale ah.

Caasho Ibrahim Aden oo xaruntaasi booqatay ayaa warbixintan nooga diyaarisay.

HILAL ISLAMIC CENTER REPORT.mp3
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:23 0:00

XS
SM
MD
LG