Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Xarigga suxufiyiinta MMTV oo la cambaareeyay


Ururka suxufiyiinta ee Somaliland ayaa sheegay in laamaha amniga ee Somaliland ay xireen saddex weriye oo ka tirsan telefiishanka MMTV xilli ay socotay dood lagu falanqaynayey is-afgaradka ee 1-dii bishan gaareen Itoobiya iyo Somaliland.

Telefiishanka MMTV ayaa bartooda Facebook ku sheegaya in saxafiyiinta la xiray ay kala yihiin Maxamed Cabdi Ili oo ah guddoomiyaha MMTV, Ilyaas Cabdinaasir iyo Maxamed Cabdi Cabdullaahi Andar. Ururka suxufiyiinta Somaliland ayaa cambaareey xarigga weriyayaashaas.

Warbixintan waxaa inoo soo diray Xamse Cali Jeesto.

Xarigga suxufiyiinta Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:29 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG