Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo xustay sanad-guuradii 31-aad ee aas-aaskeeda


Xuska 18-ka May ee Somaliland
Xuska 18-ka May ee Somaliland

Somaliland waxaa maanta laga xusay munaasabadda 31-guurada kasoo wareegtay markii Somaliland ay ku dhowaaqday gooni isu taagga.

Somaliland ma helin aqoonsi caalami ah muddadaasi, hase yeeshee madaxda Somaliland waxay ku adkaysteen inaan laga laabanayn go’aankaasi.

Warbixintan waxaa Hargeysa inooga soo dirtaya weriyahayaga Sagal Mustafe Xasan Nuur.

Somaliland oo xustay sanad-guuradii 31-aad ee aas-aaskeeda
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00

XS
SM
MD
LG