War Deg-Deg ah

Somaliland oo Soomaaliya ku eedeysay inay is-hortaagtay saamigii ay ku laheyd xujeyda sanadkan

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in aanay sanadkan shacabkeedu ka qayb galayn gudashada waajibaadka Xajka, kadib markii sida ay sheegeen dowladda Soomaaliya is hor taagtay saamigii Somaliland lahayd, sida uu sheegay Wasirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland.

Sagal Mustafe Xasan Nuur ayaa warbixintan inoo soo dirtay.

Saamiga Xujeyda Somaliland.mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG