Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo sheegtay in Sheekh Aadan Sunne uu u baxsaday Al-Shabaab


Hargeysa
Hargeysa

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa sheegtay in Sheekh Aadan Sunne oo ah Sheekh caan ah oo laga waayay gurigii uu ka daggana magaalada Hargaysa uu tagay magaalada Jilib ee Koonfurta Soomaaliya oo ay ka taliyaan ururka Al-Shabaab.

Haddaba wasiir ku xigeenka Amniga Somaliland Cabdilahi Xuseen Maxamed ayaa arrintan uga waramay weriyahayaga Hargeysa Khadar Maxamed Cakule.

Somaliland oo sheegtay in Sheekh Aadan Sunne uu u baxsaday Al-Shabaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:26 0:00

XS
SM
MD
LG