Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo naqdisay qoraallo ay Dowladda Federaalka u dirtay QM iyo M/Afrika


Ciise Kayd
Ciise Kayd

Dawladda Soomaaliya ayaa dhowaan ugu baaqday ururrada Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay inay mowqif mabda’ ku salaysan ka qaataan is-afgaradkii ay bishii hore kala saxiideen Itoobiya iyo Soomaaliya.

War-saxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibedda ee Soomaaliya ayaa ugu baaqaysa ururradan inay cambaareeyaan is-afgaradkaasi “sharci-darrada ah” iyo “ku-xadgudubka Itoobiya ee madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed Soomaaliya,” – waa sida lagu yiri war saxaafadeedkee.

Haddaba qoraal xalay ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Somaliland ayaa lagu naqdiyay jawaabihii ay dowladda Federalka Soomaaliya dhawaanahan ka bixineysay heshiiska is-afgaradka ee Ethiopia iyo Somaliland.

Warbixintan waxaa diyaariyey Maxamed Colaad Xassan.

Somaliland oo naqdisay qoraallo ay Dowladda Federaalka u dirtay QM iyo M/Afrika
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:57 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG