War Deg-Deg ah

Somaliland oo mamnuucday khamaarka 1xbet 

Hargeysa
Hargeysa

Somaliland ayaa sheegtay inay gebi ahaanba mamnuucday khamaarka dhinaca Internetka ee 1xBet, kaas oo beryihii ugu dambeeyey ay dhalinyaradu isticmaalayeen.

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta, guddoomiyaha bangiga dhexe iyo laamaha ammaanka ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqay go’aanka lagu mamnuucayo khamaarkan.

Haddaba weriyaha VOA Sagal Mustafe ayaa warbixintan innoo haysa.

Somaliland oo mamnuucday khamaarka .mp3

No media source currently available

XS
SM
MD
LG