Hargeysa —
Somaliland ayaa kordhisay la dagaalanka ka ganacsiga duur joogta iyadoo loo sameeyey ciidan u gaar ah arintas, sida uu warbahinta u sheegeen mas’uuliyiinta amniga, waxaana xarun lagu xanaaneeyo duurjoogta la sheegay inay ku jiraan in ka badan 100 xayawaan ah.
Warkan waxaa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Madal