Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland oo ka hadashay dilka Cabdinaasir Dahable


Somaliland
Somaliland

Mas’uuliyiinta Somaliland ayaa ka hadlay geerida marxuum Cabdinaasir Muuse Dahable oo la sheegay in maydkiisa laga helay gurigiisa oo ku yaalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Cabdinaasir Muuse Dahable ayaa ka tirsanaa shaqaalaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliya.

VOA oo la xiriirtay Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Caddaala kadib eedeyn ka timid Somaliland oo la xiriirtay kiiskan ayaa qoraal ku yiri “Kiiskaas waxaa gacanta ku haya ciidanka booliiska Soomaaliyeed, baaris ayey wadaan, dadna waa loo xiray, iyaga ayaan ka war sugaynaa.”

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Xamse Cali Jeesto.

Somaliland oo ka hadashay dilka Cabdinaasir Dahable
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:21 0:00

Madal

XS
SM
MD
LG