Hargeysa —
Dowladda Somaliland ayaa sheegtay markii ugu horeysay inay ergo madax dhaqameed ah u dirayso gobolka Sool, si ay ula soo xaajoodaan isimada dhaqanka ee ku sugan magaalada Laascaanood, waxaana sidaa sheegay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxaman Cabdillaahi Saylici.
Warkan waxa Hargiesa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule